[Deg Deg] :- Guddida Fulinta Ee Xisbiga Waddani Oo Iminka Xilkii Ka Qaadey Xoghayihii Guud Ee Xisbigaasi + [ Akhriso Imisa Qof Baa U Codeeyey ]

IMG_5937F7-FE1B84-77D918-89C424-A5A1C9-77909C

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Kulan ay maanta iskugu yimadeen guddida fulinta
ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa ay xilkii iyo xubin nimadii ay kaga qaadeen xoghayihii guud ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Md Maxamed Cabdilaahi Uurcadey .
Kulankan ay guddida fulintu yeesheen waxaa ka soo qeyb galay 36 xubnood , waxaana u codeeyey xil ka qaadistiisa 34 xubnood . 1 xubin waa ay ka aamustey , gudoomiyihuna muu codeyn.

Fiiro Gaar Ah :- Dhawaan Muuqaalka Warkan Ka Filo Ilaysnews.com