[Deg Deg] :- Shirkii Beelaha Garxaajis Oo Dib Loo Dhigay Iyo Wakhtiga Laga Dhigay + [ Muuqaal

Hargaysa (Salaanmedia.com)- Gudidii qaban qaabada shir weynaha Beelaha
Garxaajis oo hore u qoondeysnaa in uu qabsoomo 15 bishan afraad ayaa galabta warbaahinta kula hadley gudaha magaalada Hargeysa Guddidan oo ay hareero fadhiyaan madax dhaqameedka
iyo saladiinta beeshani waxaa ay sheegen in shirkii beelaha Garxaajis muddo kooban dib loo dhigay isla markaana laga dhigay Bacda Ramadaan oo ku began 23.06.2018 Sababaha kalifay in shirkan dib u dhaco ayey guddidu warbaahita u sheegeen waxaana ay ku sheegeen saddex qodob

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=shKjLcKuEOM