Deg-Deg:Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Saddex Sanno Oo Xadhig Ah Ku Xukuntay Abwaanad Naciima Axmed Ibraahim, April 15, 2018

Deg-Deg:Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Saddex Sanno Oo Xadhig Ah Ku Xukuntay Abwaanad Naciima Axmed Ibraahim,

April 15, 2018 Hargeysa (SM) – Magaalada Hargeysa, maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta ku ridday xukun ah saddex sano oo xabsi ah abwaanad Naciima Axmed Ibraahim oo tan iyo 27-kii Janaayo ee sanadkan ku xidhneyd magaalada Hargeysa.

Maxkamadda ayaa ku dhawaaqday in lagu helay Naciima denbi lagu tilmaamay inay hadallo cay, iyo cambaareyn oo waxyeello ku ah Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax bannaanida ee Somaliland jeedisay iyadoo markaa ku sugneyd muqdisho.

Salaanmedia/Hargaysa