DAAWO: “Qaranka Somaliland Habar Awal Iyo Habar-jeclo Oo Kaliya Maaha Ee Wuu Ka Ballaadhan Yahay Jeegaantu….” Ex. Wasiir Cadaani

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Waxa aanu halkan idinku soo gudbin doonaa hordhaca waraysi xiiso badan oo uu HCTV la yeeshay wasiirkii hore ee wasaaradda warfaafinta Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani ee DAAWASHO wanaagsan