Kominshanka Doorashooyinka Oo Warqadii Xildhibaan -nimo Gudoonsiiyey Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid.

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Sida ay sheegayaan warar soo
gaadhayaa shabakada Ilaysnews.com waxaa ay waxaa ay sheegayan in warqadii xildhibaan nimo ay maanta kominshanka doorashooyinku ay gudoonsiiyeen siyaasi Xussen Axmed Ceydiid .

IMG_448280-0F92D9-AFDDEC-A42CD3-3EF382-44B455

Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid ayaa waxaa ay maalmihii ugu danbeeyey booskaas xildhibaan nimo ay ku muransanayeen wasiir ku xigeenka warfaafinta Md Maxamed Muuse Abees balse wasiir ku xigeenka ayaa booskaas lagaga guuleystay kadib markii uu Xussen ka codad batey .

Xussen Axmed Ceydiid ayaa waxaa uu marka la dhaariyo kadib uu noqo xildhibaan katirsan mudanaysha golaha wakiilada Somaliland