Daawo:Dr.Cabdiraxmaan Cirro Oo Doorashadii Madaxtooyada Kadib Saaka Dhaliilihi Ugu Adkaa Warbaahinta Uu Mariyey Madaxweyne Biixi.April19.18

Dr.Cabdiraxmaan Cirro Oo Doorashadii Madaxtooyada Kadib Saaka Dhaliilihi Ugu Adkaa Warbaahinta Uu Mariyey Madaxweyne Biixi.April19.18

Hargeysa (SM):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu ka Hadley heshiiska dekada Berbera oo ay shalay dawlada Imaraadku sheegtay in dawlada Somaliya ogeyd .

Gudoomiye Ciro ayaa arintaasi ku sifeeyey khiyaamo qaran isla markaana waxaa uu sheegay in madaxweyne Siilanyo yahay Danbiile qaranoo ay tahay in maxkamad la soo taago .

Sidoo kale Ciro ayaa madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in deg deg isku casilo dalkan uu ka qabto doorasho madaxtooyo hadii kale-na ay waajib tahay in golayasha qaranku ay ku qaadaan khiyaamo qaran

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

ciro

Comments are closed