Saxafi Ka Yimid Moqdisho Oo Lagu Xidhay Madaarka Hargeysa

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Sida loo xaqiijiyey
Warbaahinta. Mid ka mid ah waxaa
madaarka Hargeysa shalay galab lagu xidhay saxafi ka hawl gala telefishanka Universal isla markaana ka yimid magaalada Moqdisho

Saxafigan ayaa lagu magacaaba Najiib Cabdi Wali isla markana ilaa hada oo uu xidhan yahay muddo 24 sacadood ah lama garanaayo sababta uu ku xidhan yahay

IMG_A60D4A-329291-731E7B-84DEC8-EA7A3A-EF2042