Waxa maanta Lasoo xidhay kulankii 13aad ee xuquuqal iinsaanka Dawaladaha islaamka oo socday mudo 5 cisho ah.April 19.18

Galabta Waxa Lasoo xidhay kulankii 13aad ee xuquuqal iinsaanka Dawaladaha islaamka oo socday mudo 5 cisho ah.April 19.185242AE02-1F95-42DD-A1CD-EED68A6AE4F9

Waxaana soo qaban qaabisay Hayada madaxa Banaan ee xuquuqal iinsaaka oo taabacsan Munaddamada Tacaawunka islaamka.

Waxa si toos ah loo soo ban dhigay dhamaan xuquuqal iinsaanka shucuubta islaamka waxana u muhiim sanaa Qawmiyada Rohingya iyo tacadiga ay kala kulmaan dawlada Myanmar.

Falastiin iyo israaiil iyo 57 qadiyadood oo kale.
Ta dalkeenuna kamay maqnayn arimaha lasoo bandhigay. Alaa Mahad leh

Amb Ahmed Safiina
Jeddah kingdom Saudi Arabia21B18FFC-0F2B-4D8C-A677-6B46411D05E75242AE02-1F95-42DD-A1CD-EED68A6AE4F96C228476-9F18-4427-B98A-AC6A0958D7239FAAC625-CA1F-4655-86FE-0B8C1BE9977A