Gudoomiyaha Guurtida Oo Ka Hadley Hadalkii Imaraadka Iyo Xadhiga Buurmadow +[ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Md Saleeban
Maxamuud Aadan ayaa waxaa uu ka Hadley hadalo ka soo yeedha wasiirul dawlaha arimaha dibada ee Imaaraadka Carabta

Sidoo kale Gudoomiye Saleeban ayaa hadaley xadhiga Boqor Buurmadow waxaana uu sheegay in qof kasta uu sharcigu ka weyn yahay , isaga oo dhinaca kale hadalo aan meesha qaban ku sifeyeye hadalo dhawaan ka soo yeedhay Gud Ciro

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=EY0MmMD0ItQ