Daawo Muqaal:Muuse Biixi Waxaan U Soo Jeedinayaa In Uu BBC-da Xidho Hadii…” Ex Wasiir Cadaani ..April 21.18

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirkii hore ee wasaarada warfaafinta
Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani ayaa waxaa uu madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in uu hawda ka saro isla markaana uu xidho idaacada BBC-da hadii ay wax ka bedel ay ku sameysay wareysi ay dhawaan ka qaadey wasiirul dawlaha arimaha dibada ee Imaraadka oo ka Hadley heshiiskii Dekada Berbera

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan