Xukumadii Madaxwayne Siiranyo Ayaa Qol Madaw Ugu Saxeexday Buurmadaw Damaanadii Logu Talo Galay in La Siiyo Agoontii Casar

Xukumadii Madaxwayne Siiranyo Ayaa Qol Madaw Ugu Saxeexday Buurmadaw Damaanadii Logu Talo Galay in La Siiyo Agoontii Casar

IMG-20180513-WA0032

Waxa maalinba maalinta ka dambaysa qarxaya musiqii iyo suuqii madoobaa ee ay xukuumada Kulmiye ku dhaqmi jireen
Tani waa qayb ka mid ah qaatay qaado hebelna qaybtaas sii waraaqo guri madow lagu soo saxeexay iyo amaro dusha lagaga keeno madaxda waaxyaha kala duwan ee dalka.
Indhahaagu ku araga.
NIN AGOON KU XADAY QALIN QAAXO KAMA FOGAADEE.

Agoontii Marxuun Casayr xaq bay u leeyihiin in Xukuumadu damaano qaado daryeelkooda hase yeeshee in Suuq madow iyo waxaanay geyin la siiyaa waa xaaraan ee xaq ay dalka iyo dawladii timaadaba ay ku leeyihiin si cadaawada oo xalaal ah lagu daryeelo.

Salaan/Media London