“Arrinta Ceel-afweyn Maanta Meel Khatar Ah Ayay Maraysaa Oo Baabuurtii Ayaa Hubka La Saarayaa..” Xildhibaano Mas’uuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda Ku Eedeeyay Dagaalka Ceel-afweyn

Ceel afweyn (Salaanmedia.com)_ -Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye,oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Guurtida ayaa waxa dagaalka Ceel-afweyn ku eedeeyay mas’uul ka tirsan xukuumadda,

Halkan hoose ka DAAWO warkan