Xog-hayaha Guud Ee Qaramada Midoobay U Qaabilsan Soomaaliya Oo Shalay Kulan La Yeeshay Madaxweynaha Maamulk Puntland Maanta Kulan Xasaasi Ah La Qaatay Madaxweyne Biixi

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ -Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la yeeshay ergayga gaarka ah ee xog-hayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan dalalka Somaliland iyo Soomaaliya Mr Michael Keating,

Halkan hoose ka DAAWO warkan