Deg Deg ]:- Dagaalkii Puntland Iyo Somaliland Oo Iminka Mar Labaad Dib U Bilowdey

Laascaanood (Salaanmedia.com)_ Sida ay iminka baahisay Idaacada BBC-da
ee duhur nimo waxaa ay sheegtay in dib uu u bilaabey dagaalkii saaka ka dhex qarxay Ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland .

breaking-news-150x150

Dagaalkan ayaa saaka markii uu bilaabey afar sacadood-na uu socdey istaagey ka dib markii deegankaasi roobab xoogani ka curteen

Sidoo kale dagaalkan saaka qarxay ayaa waxaa ka dhashey khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac labada dhinac ba ah

Fiiro Gaar Ah :- Waxii war ah ee ka soo kordha kala Soco Salaanmedia.com