Roobab Dabaylo Wata Oo Ka Da’ay Somaliland + [Muuqaal]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Roobab dabaylo aan badnayn watay ayaa illaa
xalay ka da’ay inta badan magaalooyinka Somaliland, kuwaas oo keenay in dadka ku nool magaalooyinka xeebuhu ka durkaan badda.

Roobabkan oo ka da’ay gobolka Sanaag, ayaa waxyeello gaadhsiiyay agabkii kalluumaysiga ee deegaanka Laasqoray, iyadoo ay jiraan xoolo ay roobabkani deegaankaasi ku dileen.

Sidoo kale, isku-socodka magaalooyinka qaarkood ayay roobabkani xannibeen.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=HyBsi8KiQOI