Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Soomaaliya ayaa ka hadlay Dagaalka Tukaraq May 20, 2018

Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Soomaaliya ayaa ka hadlay Dagaalka Tukaraq
May 20, 2018
”Waxaan leeyahay Somaliland iyo Puntland looma baahna in dhiigga dadka Soomaaliyeed la daadiyo. ” R.W Ku xigeenka Soomaaliya Md Mahdi Mohamed Gulleid
R/w ku xigeenka soomaaliya ayaa ka hadlay Dagaalka Tukaraq Ee Somaliland iyo Puntland.

Salaanmedia/Hargeysa