DEGDEG DAGAAL QADHAADH AYAA KA BILAAMAY DEEGAANKA TUKA RAQ SAAKA 5:00 SUBAXNIMO WALINA SOCDA

breaking-news-150x150

Burco (Salaanmedia.com)_ Dagaal ayaa saaka waabarigii ka bilaamay deegaanka. Tuka raq oo ay beryahanba isku hor fadhiyeen. Ciidamada. Qaranka. Somaliland iyo ciidamada maamul goboleedka. Puntland.

Dagaalkan ayaa ilaa hada. Ka socda deegaanka. Tuka raq. Sida aan khadka teleefanka ku waydiiyay ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa ii sheegaya in uu dagaalkani. Yahay saaka mid. Aad iyo. Aad u qadhaadh oo xabada iyo rasaasta. Tiknikada iyo madaafiicduba ay is waydaarsanayaan. Ciidamada. Qaranka somaliland iyo kuwa. Puntland sida uu warkani sheegaayo. Ciidamada. Puntland ayaa weerar. Ku soo qaaday saaka. Shantii subaxnimo. Ciidamada. Qaranka somaliland ee jiida hore. Isla markaana ay. Ciidamada somaliland. Ka feejignaayeen dagaalkan ayaa shalay. Subax ka baaqday. Ka dib markii. Roob weyni. Ka da ay. Degaankaasi. Saaka. Dirirtu ka socoto. Hadaba si kastaba ha ahaatee. Dagaalkan ayaa lagu soo waramayaa inuu yahay dagaalkii ay abid. Maamul goboleedka puntland. Ku soo qaado. Ciidamada qaranka somaliland kii ugu. Cuslaa. Oo aanay. Waxba la hadhin. Ciidanka maamul goboleedka. Puntland. dagaalkan oo wali alaankaa. Socda ayaa la filayaa in uu sababo dhimasho iyo dhaawac labada dhinacba

Wixii war ah ee soo kordha kala soco shabakada salaanmedia.com