[Deg Deg] :- Tababarihii Real Madrid Ee Zinedine Zidane Oo Is Casilay + [Sababta ]

Reyi Madrid (Salaanmedia.com)_ Kooxda Real Madrid ayaa hadda si rasmi ah u shaacisay
in macalinka kooxdeeda kowaad ee Zinedine Zidane uu qabanayo shir jaraa’id kaas oo la filayo in uu faah faahin kaga bixin doono mustaqbalkiisa Santiago Bernabeu.

IMG_5532CC-F3161A-34C5BB-33AF65-0848C3-D6AD4D

Intii uu xili ciyaareedkani socday saxaafada Spain ayaa si wayn uga hadlaysay mustaqbalka macalinka ree France iyada oo waliba shardi lagu xidhay in uu kooxda sii joogi doono kaas oo ahaa in uu koobka Champions League kula guulaysto Madrid.