“Waanu La Soo Baxaynaa Ardayda Wax Ka Barata Somaliland” Maamulka Puntland oo Baaq U Diray Jaamacadaha Hargeysa iyo Camuud

Garoowe (Salaanmedia.com)_ -Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay inay Somaliland kala soo baxayaan ardaydooda dhigta jaamacadaha ku yaalla Magaalooyinka Hargeysa iyo Boorama,

Halkan hoose ka DAAWO warkan