Qaylo Dhaanta Biyo La aaneed Ka Soo Yeedhaysa Shacabka Magaalada Berbera Ee Gobolka Saaxil Xili La Galaayo Xagaagii.

Berbera (Salaanmedia.com) Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaradka Gobolka Saaxil,Cuqaal Iyo Waxgarad Ka Hadlay Xaalada Biyo Yaraaneed Ee Soo Food Saartay Xiliga Xagaaga Shacabka Magaalada Berbera Oo Qeylo Dhaan Culusna Kasoo Saaray+Fariina Udiray Madaxweynaha