Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Xabsiga Kasii Daysay Siyaasi Ka Soo Jeeda Gobalka Saaxil Oo Muddo Xidhnaa

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ -Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa xabsiga ka sii daysay Siyaasi Saleebaan Ibraahim Maxamuud oo 15-kii bishii labaad ee sannadka 2018 laga soo xidhay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer,

Halkan hoose ka DAAWO warkan