DAAWO: Ciidammo Booliska Ah Oo Ka Goostay Somaliland Una Goostay Maamul Gobolleedka Puntland…June 10.18

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Ciidammada booliska degmada Taleex ee gobolka Sool ayaa la sheegay inay u goosteen maamul gobolleedka Puntland.
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda caafimaadka maamulka Puntland ayaa soo dhawayn u sameeyay ciidammadaasi,

Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkan