DEG DEG: Afhayeenka Cali Dheere Al Shabaab oo war cusub kasoo saaray Weerarka ay ku dileyn Askariga Mareykanka ah…June 11.18

DEG DEG: Afhayeenka Cali Dheere Al Shabaab oo war cusub kasoo saaray Weerarka ay ku dileyn Askariga Mareykanka ah…June 11.18

Afhayeenka Al-Shabaab ayaa sheegay in Ciidamada Mareynkanka ee ku sugan Soomaaliya ay heli la’yihiin Ciidamo Soomaali ah oo caratuur uga noqda rasaasta Xarakada Al-Sabaab,mar kastana oo fagaaraha ay soo istaagaanna uu khasaare adag soo gaaro.

Afhayeenka Ciidamada Xarakada Al-Shabaab oo howlgal lagu dilay askari ka tirsan Ciidanka Mareynkanka ka hadlay ayaa sheegay iney sii laba jibaari doonaan howlgaladan ilaa iyo Ciidanka Mareynkanka iyo kuwa kale ee Midowga Africa ka baxayaan Soomaaliya.cali-dheere-180x135