Daawo:Mabaadii in la rumeeyo oo lagu adkaysto ayaa guul keenta – Rag iyo Dumar taariikhada raadeeyay (13)..June 11.18

Daawo:Mabaadii in la rumeeyo oo lagu adkaysto ayaa guul keenta – Rag iyo Dumar taariikhada raadeeyay (13)..June 11.18

Assalamu Calaykum

Mabada in la aamino laguna adkaystaa ma fududa. Dad yar ayaa inta ay mabda yeeshaan ku adkaysta xitaa hadii ay maal iyo nafba ku waayayaan. Qisada aan maanta ka hadlaynaa waa qiso arinkaas ku saabsan. Hadaad awoodo halkan ka daawo

Mahdsanid

Salaanmedia/Hargaysa