Akhri:-Eng Faysal Cali Waraabe Oo Noqday Shaqsiga Hadalkiisu Ugu Saamaynta Badanyahay Difaaca Qaranimada Somaliland Gudaha iyo Dibadaba By faro June 12, 2018

Akhri:-Eng Faysal Cali Waraabe Oo Noqday Shaqsiga Hadalkiisu Ugu Saamaynta Badanyahay Difaaca Qaranimada Somaliland Gudaha iyo Dibadaba By faro

Gudoomiye Faysal Cali Warabe Oo Karbashay Dawlada Aan iskeed isu Maamulin Ee Somaliya Fartana Ku Fiiqay Madaxwaynaha Farmaajo  02/02/2018June 12, 2018 Hargeysa (SM) –Eng Faysal Cali Waraabe Oo Noqday Shaqsiga Hadalkiisu Ugu Saamaynta Badanyahay Difaaca Qaranimada Somaliland Gudaha iyo Dibadaba

 

Gudoomiayah Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Xuseen , ayaa noqday shaqsiga ugu saamaynta badan Marka lag hadalaayo difaaca Qaranimada somaliland waxaa siweyn uga qayliyey cadowga somaliland Ee Dagaalka kula jira

Iyadoo ay somaliland mudooyinkii ugu dambeeyey ay dagaal ku soo qaaday somalia iyadoo u soo dhex maraysa maamulka majeerteeniya ee Puntland .dagaalkan oo wajiyo badan, ayaa isugu jira mid afka ah iyo mid hubka lisku adeegday

Dagaalka afka ah oo warbaahinta iyo baraha bulshad ka socda ,ayaa hadaba Marka uu ku hadalo hadalo uu ku difaacayo Qaranimada somaliland Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe waxaa qaylada isku dar Cadowga somaliland Ee Gudaha iyo Dibada ku sugan ku waasi oo maalmihii ugu dambeeyey haysta baraha bulshada iyo warbaahinta isle markaana cay iyo aflagaado la soo fadhiyo ay u geysanayaa Faysal Cali Waraabe sidaa daraadeeda Eng Faysal cali Waraabe

halkaa waxaa ku jirta qaacido odhanaysa hadaad aragto qof dhib saday hadalka Faysal Cali Waraabe Waa cadowga somaliland

hadba Kal mada uu ku yidhaa cadowga somaliland waxay noqdaan qaar Jiif iyo joogba u diiday sidaa daraadeed waxaan leeyahay bulshada reer somaliland waa in lagarab is taago Lan Dhiiri Galiyo Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID

Waxaa kale oo jira dad aragtidoodu liidato oo yidhaa faysal waxuu noqday afhayeenkii xukuumada waxaan leeyahay aqoon gaabow qof kasta oo muwaadin ah waxaa ku waajib ah inuu dalkiisa af iyo adinba ku difoo waana waajib saaran qofkasta hadii uu isagu gartay maaha inaad lamid noqto cawuga hadalkiisu xanuuniyey Faysalna waxaan leeyahay halkaa ka siiwad halganka iyo wadan jacayilka waana mid bulshada inta Caafimaadka qabtaa kuu ogtahay

Salaanmedia/Hargaysa
Xagasho
Wargaysaka Hubaal
By :Wariye Siciid Xuseen Yuusuf