Daawo:Maxkamadda Ugu Sarraysa Dalka Sucuudiga Oo Shaacisay Maalinta La Ciidayo.June 13.18

Riyaad (Salaanmedia.com)_ Maxkamadda ugu sarraysay dalka Sucuudiga ayaa sheegtay in la ciidayo maalinta khamiista ee toddobaadkan.
Maxkamadda ayaa war qoraal ah oo ay soo saartay waxa ay ku sheegtay inay bishan shacbaan ay ku dhammaanayso 29 maalinta ciidanu ay ku beegan tahay Khamiista.

Halkan hoose ka DAAWO warbixin uu SAAB tv ka diyaariyay arrintan