Cabdiweli Gaas oo xilalkii ka caydhiyey Taliyayaashii Sirdoonka & Nabadsugida Puntland+Sababaha uu u caydhiyey..June13.18

dr abdiweliMadaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa goor dhaweyd xil ka qaadis ku sameeyey Labadii Taliye ee laamaha Sirdoonka & Nabasugida Puntland

Wareegto ka soo baxday madaxtooyada Puntland ayaa u qorneyd.

 

Xeer Madaxweyne Lr. 71 June 13 2018, kuna saabsan Xilka Qaadid Agaasimayaasha Hay’adaha PSS iyo PIA.

Madaxweynaha Dawladda Puntland

 

1.Wuxuu Xilkii Agaasimaha Guud ee Hay’ada PIA ka qaaday Cabdirsaaq Ciise Xuseen (Khaatumo).

2. Wuxuu Xilkii Agaasimaha Guud ee Hay’ada PSS ka qaaday Cabdulaahi Aadan Maxamed (Cabdulaahi Ulle).

3. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.