Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Daahir Riyaale Oo Ka Hadley Dagaalada Ceel Afweyn Iyo Tuko-raq + [Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin
ayaa maanta isaga oo ku sugan magaalada Borama waxaa uu ka hadley Colaada Ceel Afweyn waxaana uu ku baaqay in colaadaasi sida ugu dhakhsaha badan loo dhameeyo isla markaana labada reerood ba ay nabada qaataan
Sidoo kale Daahir Riyaale ayaa ka Hadley dagaalka Tuko-raq waxaana uu ku baaqay in dagaalkaas la joojiyo labada dhinac-na ay nabaday qaataan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan