Somaliland Maanta Hawlo Badan Ayaa U Taala , Waxaana Lagaga Bixi Karaa ..” Gudoomiye Cabdiqaadir Jirde + [Muuqaal ]

Hargaysa(Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha ku meel gaadhka ah
ee xisbiga Waddani Xil Cabdiqaadir Xaaji Ismaciil Jirde ayaa waxaa uu sheegay in maanta ay Somaliland u taalo hawlo badan oo qabyo ah isla markaana lagaga baxi karo iyada oo la iskaashada xukuumad iyo xisbiyo-ba .
Sidoo kale Gud Cabdiqaadir Jirde ayaa waxaa uu isaga oo ku hadlaya afka xisbiga Waddani u dhamaan umada Muslimka ah u diray hanbalyo munaasibada ciid Awgeed

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=SB3k-SUcx4I