Daawo Sawirada: Sida Quruxda badan ee Muqdisho loogu soo dhaweeyay R/Wasaaraha Itoobiya..June 16.18

Daawo Sawirada: Sida Quruxda badan ee Muqdisho loogu soo dhaweeyay R/Wasaaraha Itoobiya..June 15.18

1CCFE026-E1BC-45E3-8810-D7999736107FWaxaa saakay magaalada Muqdisho booqashadii ugu horeesay ku yimid Ra’isul Wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya Abiy Ahmed iyo Wafdi balaaran uu Hogaaminayay.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Masuuliyiin kale ayaa garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Wafdiga uu Hogaaminayay Ra’isul Wasaaraha Itoobiya .

9117FA0B-F854-4584-8B71-4FAD0420CFE7Wafdiga Ra’isul Wasaaraha Itoobia oo loo galbiyay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa halkaasi kulamo xasaasi ah kula qaatay Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo iyo Masuuliyiin kale.

Madaxda labada dowladooda ayaa kulankooda uga hadlay arimo badan ay ugu muhiimsanaayeen xoojinta xiriirka labada wadan iyo sidii dowlada Itoobiya uga taageeri laheyd dowlada Soomaaliya dhinacyo kala duwan.

1941F617-459A-4DA3-8FB8-F68D87AAC706 1CCFE026-E1BC-45E3-8810-D7999736107F C9F5E2B3-6120-447B-9F6F-BF581BB3101F 9117FA0B-F854-4584-8B71-4FAD0420CFE7 EDBF8A4E-9E0F-410B-A27B-10FDD2893837 0B41926A-C37D-4DA3-9AB8-E97B57DE7EB9