Faah-faahin Iyo Fallan-qayn Ku Saabsan Heshiiskii Shalay Ee Soomaaliya Iyo Itoobiya + Qodobo Khatar Ah Oo Laga Digay

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ War Murtiyeed shalay ay si wada jirka ah u soo saareen hoggaamiyeyaasha labada dal ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayay ku heshiiyeen qodobo ay ka mid ahaayeen maalgelinta 4 dekadood,furashada qunsuliyado iyo sii wadista heshiisyadii hore ay jiray. Hadaba maxay yihiin heshiisyada jiray oo lagu xusay war murtiyeedka Maxay ka dhigantahay maalgahsiga Dekadaha iyo furashada qunsuliyado,

Halkan hoose ka kagga boggo warbixin xiiso badan