DAAWO: Dagaalkii Deegaanka Tuke-raq Ee Somaliland Iyo Puntland Oo Waji Cusub Yeeshay Iyo Ciidamo Cusub Oo Ku Biiray Maamulka Puntland

Tuke Raq (Salaanmedia.com)_ Guddiga Difaaca ee maamul gobolleedka Puntland ayaa soo dhoweyn u sameeyay Ciidamo kasoo jeeda gobolka Sool oo ku biiray Ciidanka Puntland ee ku sugan aaga Tukaraq, Wasiiro iyo xildhibaano ayaa halkaasi ka hadlay,

Halkan hoose ka DAAWO warkan