Rooney:”Waan Ku Kal Soonahay Inaan Gaari doono Semi Final-ka Champions League

Rooney:”Waan Ku Kal Soonahay Inaan Gaari doono Semi Final-ka Champions League

Rooni

Laacibka kooxda Man United Wayne Rooney ayaa ka hadlay kulan ka caawa ay martida u noqon doonaan kooxda Bayern Munich ee dalka jarmalka.
Rooney ayaa sheegay inay ku kalsoon yihiin awooda ay u leeyihiin inay u soo gudbana Semi final-ka Champions League caawa wuxuuna sii raaciyay in ciyaarta ay ahaan doonto mid aad u adag maadama Bayern Munich ay tahay kooxda ugu fiican koobka.
“Waan ku kal soonahay awooda aan u leenahay inaan u soo baxno Semi Final-ka, waxaana aaminsanahay inaan haysano laacibiin fiican oo leh awood ku filan” ayuu u sheegay Rooney Web-ka Rasmiga ah ee kooxdiisa.
“Dhabtii waxay ahaan doontaa ciyaar aad u xoogan marka loo fiiriyo Bayern Munich oo ah koox awood badan waana kooxda ugu fiican koobka iyaga iyo Barcelona”.
“Waxaa haboon inaan ku jirno qaab ciyaareed heer sare ah, waa inaan foojignaanaa oo aan si fiican ugu diyaar garownaa dhabtiina waan u diyaar sanahay kulan kan, wuxuuna ahaan doona kulan kaan mid saamayn wayn nagu len inaga iyo taageerayaasheena intaba