Qiso caajiib leh Tuugii Usoo Dhacay Gabadhii ALLE Ka Cabsiga Badneyd.

Qiso caajiib leh Tuugii Usoo Dhacay Gabadhii ALLE Ka Cabsiga Badneyd.

Tuug 1

gabadha la yiraahdo RAABICA BINTA ISMACIL(RABICATUL CADAWIYAH), waxey aheyd gabadh tabiciyad ah aadna u cibaado badan ilahay haka raali noqdee..

Raabica iyado haben habenada kamid ah gurigeeda huruda aya waxa usoo galay tuug.kadibna waxi guriga u yaalay oo alaab ahaa oo dhan ayu qaatay.marku damcay inu baxo ayu meel uu ka baxo garan wayey.iridihi oo dhan aya si adag u xidhan. intii uu alabti iska daadiyay ayu is yidhi naftaada u baxso.markii uu alaabti dhigay wuxu arkay ilinki oo furan.
Kadib wuxu is yidhi war adiga indha qabine illen illinku wu furanyahaye so qaado alaabti. marku alabti so qaatay hadana illinki wu xidhmay oo meel uu ka baxo ayu garan wayey.
Hadana intu iska dhigay ayu baxso is yiri kadibna illinki waba furanyahay. mar sadexad ayu kunoqday oo wa un sidi.
marki danbe ayu ogaday in xaladan ay qatar tahay ayu iska cararay marku dhexda marayo ayu hadal la maqashiyey.
hadalkana sidan ayu udhacay,” idaa kaanat rabicah naa’imatun wa maxbubu rabica la takhuduhu sinatun wala nowmun”. micnaha waxa waye hadey rabica ay tahay mid hurdeyso, rabica ilaheda lulmo iyo hurdo midna ma qabato…….. .CAJIIB