Daawo Muqaal: Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad Ee Xisbiga Waddani Oo Si Adag Uga Hadlay Tacadiga Lagu Hayo Daka Iskaga Gooshaaya Dalalka Somaliland Iyo Jabuuti

April 17,2014 Borama(SM) – Kusimaha gudoomiyaha Xisbiga Waddani ahna gudoomiye ku xigeenka 1aad Mudane Axmed Muumin Seed ayaa si adag uga hadlay tacadiga lagu hayo daka iskaga gooshaaya dalalka Somaliland iyo Jabuuti gaar ahaan deegaanka Lowyacado, waxanu sidoo kale ka hadlay xaalada uu dalku maraayo iyo arimo kale, halkan ka daawo.