Tacsi:Anigo Ah Cabdilaahi Cumar Shaqale iyo baahda Ciyaartogii Gobolka Waqooyi Galbeed waxaan tacsi tiiraanyo leh udirayaa Geridii marxuum ABDIRHMAN ABDALLA YAHYE(JIDAAWI) Goolwalahii gobolka Waqooyi Galbeed

Anigo  Ah Cabdilaahi Cumar Shaqale iyo baahda Ciyaartogii Gobolka Waqooyi Galbeed  waxaan  tacsi tiiraanyo leh ugu dirayaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii iyo asxaabtii iyo bahadii Ciyaartoga Gobolka Waqooyi Galbeed  geerida naxdinta leh ee ku timi alle haw naxariistee marxuum ABDIRHMAN ABDALLA YAHYE(JIDAAWI)Goolwalahii gobolka Waqooyi Galbeed  0o  ku geeriyooday magaalda Jeda ee dalka sacuudi Arabia  waxana  ilaahay uga baryaynayaa in naxariistii Jano ka waraabiyo Amiin Amiin

tacsi