Kubad cagta oo dhalinyaro Soomaali ah oo leeds ka dhacday.

Ciyaraha Kubada cagta  oo ka dhacay leeds.. UK
 
Leeds Spring Cup 
 
19/04/14
 
Tariikhdu markay ahayiid 19/04/14 magalada leed waxa ka dhacay ciyaaro kubada cagta  ah oo xiso badan laha  oo ay si heer maqaam sare leh usoo abaabuleen Leeds Somali Youth. Halkaas oo ay  sideed koxood kuwada ciyaareen, Tartan wuxu ah kii ugu horeeyay oo lagu qabto magalada leeds halkaas si diraan ay usoo dhaweeyen dhamaan bulshada somali ee ku dhaqan malagalada leeds iyo nawaxigeeda..

waa kuwan sawiro laga qaaday malinti dhaliyartu ciyaareen/
19/04/14

 

1 2 3 4 5 6 7