Cali Khaliif markuu xilalka hayey ba khaatumo wax ma tari jirin ee muxuu ka rabaa By Abdi Mustafe

Cali Khalif Galaydh
Cali Khalif Galaydh
Cali Khalif oo magaalada Shiekh ku dhameystey ilaa dugsi sare dabeedna mareykan loogu direy tacliin jaamaca deed oo ka soo jeeda Khatumo bal ha sheego wax uu u aqbtay Buuhoodle ama laascaanood ama Taleex.
Cali wuxuu soo qabtey shaqooyin fara badan oo wasiir nimo le, oo rais al-wasaare le oo wershadii mareeray oo uu malaayiin $$$ lacaga ka dhacay oo uu ku qaatey dayuurad yar ilaa Kenya. Hadaba Cali ha sheego shey qudha oo uu qabtey khatumo.
Cali waa ninkii sameeyey khaatumo si uu salaan siyaasadeed uuga dhigto oo uu xamar wax uuga noqdo. Cali Khaatumo wuu ku guurayaa ee nin wax u qabtey maaha uumana qaban doono. Cali wuxuu caan ku yahay in uu lunsado hantida dowladaha oo uu weli doonayo xil loo dhiibo. Maanta haduu Silaanyo wasiir siiyo wuu qaadanayaa.
Cali nin damiir le maaha oo waa ninkaa khaatumo baadhanaya ee Silaanyana ka sugaya xil wasiir nimo aannu se ka heli doonin.
Caliyow khaatumo dhibta kala tag hadaanad school yarna u dhiseyn. Xagla toosiya ayaa ku dhaama oo cisbitaal ka sameeyey ee maxaad tartey maxaad ku biirisey maxaad u qabatey een ahayn in aad weliba iyaga wax ka dooneyso. Cali khalid waa nin iska badhaaciya oo doon ddonaya meel uu dhaco oon cidna naf u hayn