Qaybintii Saamiga Ergadda Xisbiga Kulmiye ee Beesha Gobolka Saaxil

maqaal

Xisbiga ayaa ergooyinkii Shirweynaha waxa uu u qaybiyaya nadaam beeleedd Islamrkaana waxa uu u qoondeeyay beeshs gobolka saaxil ee CIISE MUUSE tirro Dhan 110 xubnood oo ergay waxaana tiradaas farta laga saaray badhasaabka Gobolka saxil Cali Gadheer iyo gudi madaxtooyada lag soo magacaabay
Waxaanay usoo bandhigeen odayaasha iyo waxagaradka gobolka saaxil
Balse waxay nasiib wanaag ugu jawaabeen odayashii iyo waxgardkii Saaxil in Aanay wax taageero ah u hayn xisbiga KULMIYE islamarkaana aanay wax ergo ah ka qabanayni ama aanay diyaar u ahayn inay u diraan shirwaynahaas xisbiga Kulmiye waxay arini ku cakirantay qolyihii soo qaday culayska iyo masuliyadda Xaalkuna wuxuu noqday nin la tumay bay tallo joogtaa waxanay u qaybiyeen Sidatan hoos ku qoran
1]-10 xubnood Xaal
2]-10 xubnood xeedho
3]-10 xubnood sooryo sacad muuse
4]-30 xubnood sooryo Gudoomiye muuse biixi
5]-15 xubnood sooryo M/weyne
6]-15 xubnood sooryo G/kuxigeenka kulmiye
7]-10 beelaha carabta berbera
8]-10 beelaha gabooye
Waxanay gudidaas xilkooddii u guteen sidii ugu haboonayd
Hambalyo Qaybin Wacan

Qalinkii Sacad Cali Kaahin Raamalay [Sacad plucky]