Cajiib:Nin Gabadhiisii Habeeenkii Arooskiisa La Guursaday

Cajiib:Nin Gabadhiisii Habeeenkii Arooskiisa La Guursaday

AROOS CAJIIB

Caruuskii ayaa ka habsaamay in uu yimaado xafladii Guri gaynynta , durbaba mid ka mida martida ayaa si lama filaana waxaa uu balan qaaday in uu Guursanayo gabadha caruusada ah isaga oo badalaya caruuska Maqnaday, qoyska Gabadhana waa ay ku raaceen maadaama ay siwanaagsan ugaranayeen Wiilka Guurka tabaruca ah sameeyay.
Bonardaha oo ah 23 jir ku dhaqan Gobolka Tambal ee Koofurta hindiya ayaa waxaa soo doontay Siihsti lovei oo 35 jir ah hase ahaatee ninkii caruuska ahaa la waayay habeenkii ka horeeyay habeenka aqal galka , markii ay la xadhiidheen kiisan loo sheegay in aysan meel ku ogayn. Arintaasi oo ka cadhaysiisay qoyska Gabadha taasi oo keentay in ay aqbalaan dalab uga yimid mid ka mida martida caruuskaasi oo dalbaday in uu gabadha isigu guursado maadaama ay qoyska Gabadhu qarash fara badan Galeen.
Xafladii caruuska sidaasi ayeey ku dhacday Gabdhiina waa ay aqbashay in ay guursato ninkaan cusub maadaama ninkeedii la waayay