Hanbalyo Iyo Bogaadin Ku Socota Qurab Jooga Reer Balidhiig Siday U Dhisteen Uguna Dadaleen Dhismaha Degamada Baldhiig Xag waxbarsho Iyo xag Caafimaadba(Taariikhdu Way Idin Qoraysaa)

unnamed

Hanbalyo Iyo Bogaadin Ku Socota Qurab Jooga Reer Balidhiig Siday U Dhisteen Uguna Dadaleen Dhismaha Degamada Baldhiig Xag waxbarsho Iyo xag Caafimaadba(TAARIIKHDU WAY IDIN QORAYSA ILAAHAY WAA IDINKA ABAAL MARINAYA)
Waxaanu hamabalyo Iyo Bogaadin Aan U Diray Qurba Jooga Salaanta islaamka wasalaamu calaykum waraxmatulaah wabarakaatu waxaan Ku Farxsanay Qurba Jooga Reer Balidhiig Oo Muda Hore Oo hada Taqriiban Laga joogo 20 Sano Bilabay Inay Dhistaan oo caawiya Degmada balidhiig Kana caawiyaan Xaga waxbarshada Iyo Caafimaadka Iyo Xaga Malcaamadaha Iyo Masaajidadaba Kana Dhisay Skuulo Boarding Iyo Day ba  Maxdo Iyo Masaajid Kuan dadalay Inay Sanad Kii Mar Iyo Mararka qarkoodba Jeebkooda Uga jaraan Guno Joogta Ah Oo Ay Iskood U Bixiyaan Iyadoo La Sugaayo wali gacantii Dawlada
Hadaba Iyadoo la Tusay Xukumada Iyo Maamulka G/Togdheerba waxyaabahay Guud Ahaan Iyo gaar ahaanba Ay qabteen Qurba Jooga Reer balidhiig Bal waa La sugaya calaa Kuli Xaal GACANTII DAWALADA SOMALILAND waxan Leeyahay Guulaysta Qurba Jooga Reer Balidhiig Ilahayna Miiskaan xasnaadka Haydiin Saaro Maalinta Yawmul Qiyaame Aamiin Aamiin Aamiin
 
By Sidiiq Sh Faarax Gabaar
Gaashaan_1986@hotmail.com