DAAWO DIYAARAD TAIWAN LEEDAHAY OO AFKA DHULKA DARTAY 47-QOFNA KU QUDHWAAYEEN

DAAWO DIYAARAD TAIWAN LEEDAHAY OO AFKA DHULKA DARTAY 47-QOFNA KU QUDHWAAYEEN

(Salaanmedia.com)-Todoba iyo Afartan Qof Ayaa Ku Dhintay Ugu Yaraan Ilaa Sideed Qofna Waxaa Lagu Guulaystay In La Badbaadiyo Iyagoo Bad Qaba Ka Dib Markii Diyaarad Laga Leeyahay jasiirada Taiwan oo duulimaad gudaha dalkaasi ah ku jirtay ku burburtay meel u dhow madaar ay cilad farsamo darted doonaysay inay ugu dagto
Diyaaradan oo ay lahayd sherkada diyaaradaha ee dalkaasi ee Trans Asia Airweys Ayaa la Sheegayaa In Sideedd iyo konton qof Saarnaayeen ka dibna dabaylo ku kaceen isla markaana doonaysa inay soo caga dhigato madaar ku yaala jasiirada Makong , Nasiib daro ay diyaaradaasi dhisme halkaasi ku yaalay ay Afka darsatay sidaana ay ku burburtay