Daawo Muqaal:Taliyaha Ciidanka Badda Somaliland Oo Sida Fiinta Uga Qaylyay Eedaymo La Xidhiidha Kootara Baan La Sheegayn In Laga Dhoofiyo Xeebaha Somaliland

July 24, 2014 Hargeysa(SM) Taliyaha guud ee Ciidanka Ilaalada xeebaha Somaliland Admiral Axmed Aw Cismaan Cabdi, oo aka jawaabayay warar sheegayay inay dayacan yihiin Xeebaha Badda Somaliland waxa uu sheegay inay si buuxda gacanta ugu hayaan Badda Somaliland.