DAAWO Sawiro… Afar Nin Oo Ka Tirsanaa Al-Shabaab Oo Maanta Lagu Toogtay Magaalada Muqdisho + SAWIRRO


DAAWO Afar Nin Oo Ka Tirsanaa Al-Shabaab Oo Maanta Lagu Toogtay Magaalada Muqdisho + SAWIRRO

July 24, 2014 Muqdisho(SM) – Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Saaka xukun dil toogasho ah ku fulisay afar Xubnood oo la sheegay inay ka tirsanaayeen Al-Shabaab.

Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada Liibaan Cali Yarow oo saxaafadda kula hadlay halka ay qisaastu ka dhacday ee Iskool Bulizia ayaa waxa uu sheegay in ragga la dilay ay ku kala dhasheen magaalooyinka Burco, Guriceen iyo Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, dhamaantoodna ay ka tirsanaayeen kooxda Al-Shabaab.

Â