DAAWO: Ciyaaryahanadda Christian Ronaldo Iyo Messi Oo Ku Kala Aragti Duwan Dagaalka GAZA

DAAWO: Ciyaaryahanadda Christian Ronaldo Iyo Messi Oo Ku Kala Aragti Duwan Dagaalka GAZA

Hargeysa(Salaanmedia.com)Christian Ronaldo ayaa taageersan dadka iyo qadiyada reer Falastiin. Todobaadkan dhamaanaya ayaa ciyaaryahankani waxa uu iibiyay kabihii dahabka ahaa ee uu ku guuleystey sanadkan ku waasoo naadiga Real madrid ku qiimeeyay 2 million oo Doolar laguna dhisi doono schooladi iyo ruguhii caafimaadka Qaza ee yuhuudu dumisay iyo nafaqeynta caruurta reer Qasa.
halka Messi isaguna meel qaldan marey oo uu aduun dhan hal malyuun ku caawiyay Ciidanka Israel si ay difaaca dalkaasi usii adkeeyaan waa sida uu hadalka u dhigaye.

http://www.youtube.com/watch?v=Dg76B91Cdx4&hd=1