INAA LILAAHI WA INAA ILEEHI RAAJICUUN. Xubnaha Xisbiga Tiir waxay si’aad iyo aad ah ooga xunyihiin dilkii fanaanadda qaranka Soomaaliya “Saado Ali Warsame” .

TACSI

 

 

 

 

Anigoo ah, Jama Feyte, oo ka mid ah Tifatirayaasha Mareegta Puntlandsun.com waxaan Tacsi u dirayaa, Dhamaan umada Somaliyeed, Dilkii Foosha xumaa ee loo Gaystay Hooyadii Somaliyeed Sado Ali Warsame- DFS Somalia,waa inay si Dhab ah u Baadhaa dilkaasi, Saado waxay Xijaabatay Maalin Barakaysan 10- danbe ee ramadaan, Ilaahow Janadii ka waraabi

e <ibni_xaashi@hotmail.co.uk>: