CIID MUBAARIK DHAMAAN SHACABKA MUSLIMIINTA MEELKASTA OO AY JOOGAAN.

EID MUBAARIK ARWO

Waxa caawa la shaaciyey in maalinta Beriya ay tahay Ciida Fidriga tasoo laga sheegay qaar badan oo ka mid ah dawladaha Muslimiinta. Waxaan dhamaan dadka Muslimiinta ah meelkasta oo ay joogaan gaar ahaan Soomaaliya iyo Somaliland . Waxa shabakadda Salaanmedia shaqaalaheeda iyo hawladeeenadeenu idin leeyihiin CIID MUBARIK