DAAWO”SIDA SHACAB WEYNAHA BERBERA UGU SOO BAXEEN SALAADA CIIDA IYO MUNAASABADA YOOMAL FARAXA CIIDAL FIDRIGA

DAAWO”SIDA SHACAB WEYNAHA BERBERA UGU SOO BAXEEN SALAADA CIIDA IYO MUNAASABADA YOOMAL FARAXA CIIDAL FIDRIGA

Berbera(Salaanmedia.com)- Halkan Ka daawo qaabkii maanta ay shacabka reer berbera salaada ciidal fidriga ugu soo baxeen iyo waliba farxadii munaasibada ciida oo maanta siweyn looga dareemayay magaalada berbera, iyaga oo shacabka reer berbera intooda badani kulabisnaa msryo aad uqurux badan.