Xidigaha Geeska Oo Raali Gelin Ka Bixiyay Wareysiyo Ay Siiyeen Tv-Yadda UNIVERSAL Iyo SNTV

Xidigaha Geeska Oo Raali Gelin Ka Bixiyay Wareysiyo Ay Siiyeen Tv-Yadda UNIVERSAL Iyo SNTV

Xidigha

Hargeysa(Salaanmedia.com)Kooxda Xidigaha Geeska ee Hargeysa ka Dhisan Ayaa Goordhoweyd Raaligelin Ka Bixiyay Wareysiyo Ay Siiyeen Tvga Universal Ee La Xayiray iyo kan Dawladda Maqar Saarka ah Ee Xamar Ka Dhisan SNTV.
“Waxaa jiray waraysiyo yar yar oo aanu bixinay kuwaasi oo ay jawaabo qaldani ka soo noqdeen,waxaanan cadaynayaa marka koowaad waraysiyadaasi nooca ay doonaanba ha ahaadaanee iyaga oo suugaanta uun ku salaysnaa cidkasta oo dhibsatay waan ka raali galinaynaa” KOOXDA XIDIGAHA GEESKA.