Ma Dhabaa In Ciidamadda RRU-Da Hargeysa Ay Raacdo Ugu Jiraan Weriye Sagal Mustafe

Ma Dhabaa In Ciidamadda RRU-Da Hargeysa Ay Raacdo Ugu Jiraan Weriye Sagal Mustafe

SAGAL

Hargeysa(Salaanmedia.com)Ciidamadda RRU. Da Hargeysa ayaa la sheegay inay baadi goob iyo raacdo ugu jiraan Weriye Sagal Mustafe Xasan Nuur Oo Ka Tirsan Tvga UNIVERSAL .
Ilo xog ogaal ah ayaa Oodweynenews Usheegaya in Wasiirka arimaha Guduhu bixiyay amar ah in Xabsiga la dhigo Suxufiyadan oo ka tirsan tvga La xayiray ee UNIVERSAL.
Waxana Amarka Xadhiga suxufiyaddani Daba Socda Tvgan Xayiran oo uu Habeenaddan ka baxayay Barnamij ay ku Waraysanayso Kooxda Xidigaha GEESKA.
Ciidamadda Raacdada ku jira ayaa La sheegay inay Ku Gaafwareegayaan agagarka Xaafada Sheekh Madar Oo Ay Degantahay .